Inta Qodob ee Haweenka Lagu Doorto Waa 10 Qodob

Sunday, May 19, 20130 comments


Nimanka kama wada sina Dookhashada Dumarka hasa ahaatee waxaa jira astaamooyin hadii uu wiilku ku doorto gabadha uusan marnaba ku qasaareen taasoo aan soo bandhigeyno haduu Alle idmo.

Hadaba Dumarka waxaa laga fiirshaa marka ugu horeeysa diinteena waana mida kaliyah ee lagu meel mari karo , Ha dhibsan hana is dhihin nolol adag ayaad galaysaa hadii aad guursato gabadh diinta kaaga wanaagsan waxaa hubaal ah inaad ku meel mari doonto gurigaaguna kuu bulaali doono.

Intaas kadib 10 Sadar oo midkiiba ka hadlaya Afar dumarka lagu doorto ayaan jecelnahay ka iftineducation.com ahaan inaan idiin soo bandhigno :

1-Ugu horeeyn Afar ay u caddahay: indhaha, ilkaha, ciddiyaha iyo midabka.

2-Afar ay u castahay: carrabka, ciridka, dhabannada iyo dibnaha.

3-Afar ay ciriiri u tahay: sanka, dhegaha, xuddunta iyo cambarka.

4-Afar ay u carfayso: sanka, afka, kilkilaha iyo cambarka.

5-Afar ay u madowdahay: sunniyaha, timaha, indhaha wiilkooda iyo baararkooda.

6-Afar ay u weyn tahay: joogga, garbaha, feeraha iyo barida.

7-Afar ay u wareegsan tahay: madaxa, indhaha, cududdada iyo kubabka.

8-Afar ay u ballaaran tahay: foolka, indhaha, shafka iyo cajarrada.

9-Afar ay u yar tahay: dhegaha, cagaha, afka iyo calaacullada.

10-Afar ay u jilcan tahay: sunniyada, sanka, dibnaha iyo dhexda.

Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. Arrimaha Bulshada - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger